RW Somalia oo Kumanaan dadweyne kula hadlay Garoonka K/Cagta Baydhabo (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo soo gaaray magaalada Beydhabo ee xarunta Kumeel gaarka ah dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Shaati Guduud kusoo dhaweeyay Madaxweyaha iyo gudddoomiyaha baarlamaanka Koonfur Galbeed, xildhibaanno, wasiirro iyo mas’uuliyiin kale. Ra’iisul Wasaraaraha oo kumannaan dadweyne ah oo soo dhaweyntiisa isugu soo baxay kula … Continue reading RW Somalia oo Kumanaan dadweyne kula hadlay Garoonka K/Cagta Baydhabo (Sawirro)